Madaxweynaha Dowlad-goableedka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa soo dhaweeyey  magacaabista RW cusub ee loo magacaabay Xasan Cali Kheyre.
Hadal qoraal oo ka soo baxay Xafiiskiisa ayuu Madaxweyne Gaas ku sheegay inuu Maamulkiisa la shaqeyn doono RW cusub, isla markaana ay u arkaan Mas’uul ka soo bixi kara Xilka loo magacaabay.
Halkan ka akhriso Qoraalka uu Madaxweyne Gaas ku soo dhaweeyey Magacaabista RW cusub:
Â
©Radio Dalsan