Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa hadda ku dhawaaqay Golihiisa Wasiiradda, waxayna kala yahiin 23 Wasiir, 23 Wasiir Kuxigeen iyo 6 Wasiir Dowle.
Wariyaheena Jowhar ayaa soo sheegay in kadib muran badan kadib in manta lagu dhawaaqay Golahaas oo u badan dhalinyaro dalka gudahiisa wax ku barratay.