Baladweyn(Radio Dalsan):-  Wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble oo ay wehliya qaar ka mida Xildhibaanada Balamaanka maamulka Hirshabeelle iyo kuwa soomaaliyaba waxa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magalada baladweyn ee gobolka Hiiraan.
ugu horeen masuulyiinta goobta kahadashay waxaa kamid ahaa gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeete Cismaan kaa oo madaxweynaha kusoo dhaweeyay Maglada
Halkan Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha iyo Madaxweynah