Doorashadaan ayaa oo ah mid lagu tar tamaayo aqalka hoose ayaa maanta ka furantay xarunta gadiidka Police-ka ee magaalada Muqdisho taas oo lagu wado in lagu doorto ilaa 3-kursi.
Gudoomiyaha Gudiga dorashoyinka Abukaate Cumar dhagey oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in doorashada Muqdisho ka furantay maanta ay tahay mid loogu tala galay beelaha Dir,Surre,iyo Banaadiri.
Waxa uu tilmaamay in ay raja wanaagsan ka qabaan in ay kusoo dhamaato sidii loogu talagay.
Halkaan ka dhageyso.