Jowhar (Radio Dalsan):- Xildhibaanadan oo maanta kulan ku yeeshay magalada Jowhar ee xarrunta maamulka Hirshabelle ayaa waxa ay kulan kooda kaga hadleen colaada u dhaxeesa beelaha walaala ah ee wada daga gobolka Hiiraan
kulan kadib ayaa siwada jir ah qaar kood waxa ay ula hadleen warbaahinta waxa ayna ka warbixiyeen qodabada ka soo baxay kulan kooda
Halkan hoose Ka Dhageyso Codka Xildhibaanada.
©Radio Dalsan