Soomaaliland(Radio Dalsan):- wararka laga helayo deegaanada maamulka Soomaaliland ayaa sheegaya in la arkay diyaarado joog hoose ku socda oo aan la’ogeen halka sida rasmigaa looga leeyahay.
Wasiirka duulista hawada Maamulka Soomaaliland Farxaan Aadan Heybe oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaaliland waxa uu sheegay inay Soomaaliland ka cabanayso diyaarado ciidan oo maalmahaan lagu arkay deegaanada oodweyne iyo bariise oo ka tirsan Gobolka seylac.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Wasiirka.
©Radio Dalsan