Warsaxaafadeed ka soo baxay Xarunta QMÂ Ee New york, waxaa markii ugu horeysay lagu sheegay in sanduuqa dib u dhiska nabada uu Lacag ugu deeqayo Soomaaliya.
Lacagtaan ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay si toos ah ay ugu dhici doontaa, bankiga dhexe ee ee soomaaliya, sida warbixinta lagu sheegay.
Warsaxaafadeedka ka soo baxay QM ayaa lagu sheegay in Qeybta hore Ee Mashruucaan lagu bixin doono Lacag dhan Labo Milyan oo Dolarka Mareykanka ah kuwaas oo wax looga qabanayo Saddex Gobol oo uu ku jiro Gobolka Banaadir.
Halkaan ka dhegeyso: Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Cumar hadliye ayaa soo dhaweeyay Taageerada QM ee Soomaaliya.