Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda qaranka Soomaaliya ee Nissa ayaa xalay  Xaafadda Saybiyaano Degmada Hodan Ee Magaalada Muqdisho waxa ay ku Qabteen  Gaari ay saaranyihiin Hub iyo Walxaha Qarxa, kaas oo la shegay in ladoonayay in lagu qal qal galiyo amniga Caasimada sida sarakiisha amniga Gobolka ay sheegen inta ay howlgalkaasi kujireen
Saraakiisha Hay’adda NISA, ayaa Sheegay in Qabashada Gaariga Hubka iyo Qaraxyadu saaranyihiin ay suuragaliyeen in ciidamadu ay ka hortagaan dadka degaanka oo xog iyo macluumad laxiriira khatartaasi amni lawaadaagay heyadaha amniga Muqdisho sida nissa ay sheegtay
Alshabab ayaa dhwr jeer oo here weararo gaari walxaha qarxa laga soo buuxiayy ku weraray xaruumaha Dawlada iyo Hoteelada Muqdisho iyagoona aaalaba kordhiya weerarada ay fulinayaan Bisha Ramadaan