Mudane Mahad Cabdalla Cawad ah K/S Guddoomiyaha BFS iyo Ku-xigeenkiisa Labaad, ayaa Saxaafadda u soo gudbiyey Qaraar ku aadan Natiijadda ka soo baxday Kulan ay Xildhibaanadda kaga hadleen Ammaanka dalka.
Shirkaasi oo ahaa mid albaabaddu u xirnaa ayey Xildhibaanaddu yeesheen ka hor inta aan la xirin Kalfadhigoodii 7-aad.
Qaraarka ka soo baxay BFS halkan ka akhris:-
©Radio Dalsan