Madaxaweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabid iyo isku-shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada Hirshabeelle.
Madaxweynaha ayaa Wasaarado Cusub u magacaabay  5 wasiir, oo qaarkood horaqy uga tirsanaayeen Golaha Wasiirada Maamulkaasi.
HOOS KA AKHRISO WARQADDA MAGACAABISTA