Maxkamadda G/Banaadir ayaa mudeysay dhageysiga Dacwadda ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo loo haysto inuu xaaskiisa ku gubay magaalada Muqdisho.
Maxkamadda Gobolka ayaa sheegtay in maalinta Arbacada ee Taariikhdu ay ku began tahay 21-2-2024 la dhageysan doono dacwadda ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud.
HOOS KA AKHRISO WARQADDA KASOO BAXDAY MAXKAMADDA