Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiir ka tirsan Galaha Wasiirada Maamulkaasi, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha.
Cali Guudlaawe ayaa Xilkii ka qaaday Wasiir Ku Xigeenkii Wasaarada Dib u Heshiisiinta iyo Nabadeynta Maamulka Hirshabeellle Maxamed Cali Xuseen (Geelsuge).