Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa shaqo-joojin ku sameeyey Wasiirka Duulista Hawada iyo Wasiirka Dekedaha Puntland kuwaasi oo lagu eedeeyey ku lug-lahaanshaha celinta diyaaraddii shalay ee Boosaaso.
Wasiirada shaqada laga joojiyay ayaa kala Xuseen Cismaan Luga-Toor oo ah Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland iyo  Axmed Yasiin oo ah Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
Hoos ka akhriso Warqadda Shaqo joojinta