Madaxweynaha Dowlad Goboledka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 28 ee 4-ta July 2022 kuna saabsan dib u magacaabidda Maxkamadda Sare ee Dowlad Goboledka Puntland.
Madaxweynaha  Puntland
Markuu arkay:Â Dastuurka Dowlad Goboledka Puntland Qodobkiisa 90-aad
Marku arkay:Â Aqoontooda, kartidooda iyo waayo aragnimadooda shaqo.
Markuu tixgeliyey:Â Baahida loo qabo in la dhiso Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland.
Wuxuu Xeeriyey:
Magacaabid
- Waxaa Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran) loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dowlad Goboledka Puntland.
- Waxaa Nuur Ciiise Maxamed loo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Sare Puntland
- Waxaa Axmed-haadi Aadan Yuusf loo magacaabay Garsoore Maxkamadda Sare Puntland
- Waxaa Cabdiqani Diiriye Cawl loo magacaabay Garsoore Maxkamadda Sare Dowlad Goboledka Puntland.
- Waxaa Cabdinaasir Cabdullaahi Cali loo magacaabay Garsoore Maxkamadda Sare Puntland
Waxaa kale oo la magacaabay
- Keydka
- Maxamuud Aadan Cabdulle Xubin
- Cabdishaafi Axmed Cali Xubin
- Xubno Guddi
- Daahir Maxamed Nuur
- Xasan Cabdi Cilmi
Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.