Qarax xooggan oo jugtiisa si weyn looga maqlay Degmooyinka Muqdisho ayaa ka dhacay degmada Wadajir ee Gobolkani Banaadir,waxaana ksoo baxaya warar dheeraad ah oo ku aaddan Qarax.
4 Qof ayaa dhimatay ku dhawaad 10 kalana wey ku dhaawacmeen kadib Markii Qof Xiran Jaakadda Qaraxa uu isku dhex qarxiyay dad ku Shaahayay Maqaayad ku taalla kasoo horjeedka Xero Nacnac Dagmada Wadajir ee Muqdisho Muqdisho.
Gaadiidka Gurmadka Dag daga ah iyo ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa gaaray goobta waxaana socda gurmad loo sameyanayo dhibanayaasha.
Wixii faahfaahin dheeraad ah lasoco