Waxa goordhaweyd War-murtiyeed laga soo saaray shir madaxeedkii  IGAD oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya iyo arrimo kale opo dhowr ah, waxaana shirku maaml mahaan uu ka socday Magaalada Djabuuti xarunta dalka Jabuuti.
Waxaana laga soo saaray Qodobo dhowr ah oo quseeya siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaan doorashooyinka, iyadoo Dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada dalka loogu baaqay in xal ka gaaran, khilaafadka ka dhexeeya.
   Hoos ka aqriso War-Murtiyeedka.