Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Bakool Iyo Kuxigeenka Siyaasadda Iyo Amniga Gobolkaas.
Wareegto kasoo baxxday Xafiiska Madaxweyne Lafta Gareen ayaa waxaa Guddoomiye loogu magacaabay Shiine Macalin Nuuroow.
Sidoo kale Cabdulaahi Aadan Sanagar ayaa loo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka  Siyasadda iyo aminiga Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed.
Hoos ka Aqriso Warqadda magacaabista