Siyaasiga Soomaaliyeed Salaad Cali Jeele oo Wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan ayaa dhaliil xoogan u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu sheegay iney ka gaabisay in Ciidamadeeda ay ku koontaroosho Wada shaqeynta kaal dhaxeysa AMISOM.
Jeele Waxa uu sheegay in Ciidamada Dowlada ay ka gaabiyen Amniga Dalka oo dhan isaga oo xalka u arka in dib loo tababaro xuquuqdoodana la siiyo Askarta Dowlada Soomaaliya.
Halkan hoose ka dhageyso Wareysi uu ka qaaday Wariyaha Radio Dalsan Cabdiwaxiid Cabdullahi Daahir:-