Waxaa maanaata magaalada Kismaayo kulan ku yeeshay xubnaha Musharaxiinta isbedel doonka ee u taaqan xilka madaxtinimo ee maamulkaas kuwaas oo muddooyinkaan dambe dhaliilsanaa hanaanka ay wax u wadaan guddiga doorashooyinka.
Xubnaha guddiga ee la magacaabay waxa ay ka koobanyihiin 11-xubnood kuwaas loo xilsaaray qabashada doorashada sila lagu yiri kulanka maanta lagu soo bandhigayay cabashada musharaxiinta iyo xubnahaan la magacaabay.
Tan iyo markii maamulka Jubbaland ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka waxaa soo ifbaxayay dhaliilo loo jeedinayo oo intooda badan ka imaanayay musharaxiinta ku mideysan golaha isbedel doonka ee u taagan qabashada xilka madaxweynaha ee mamulkaas
Halkaan Ka Akhriso Qoraalka