Safiirkii Hore Ee Somaalia U Fadhiyay Dalka Kenya Ambasador Maxamed Cali Ameerico Oo La Hadlay Idaacada Dalsan Xarunteed Magalada Muqdisho Isgoo Ku Sugan Magalada Dhuusamareeb Ee Gobalka Galgaduud Ayaa Sheegay In Loo Diiday In Uu Galo Gobalka Hiiraan Gaar Ahaan Magalada Baladweyne Kadib Markii Ay Is Hor Istaag Ku Sameyeen Ciidamo Ka Tirsan Maamulka Gobalka Hiiraan .
Inkastoo Uu San Shaacin Shaqsiga Kadanbeeya Amarkaasi Balse Cali Ameerico Waxaa Uu Yiri
“Cidna Igama Hor Istaagi Karto Dhulkeyga Hooyo Oo Aan Booqanayo Waana Sii Wadi Doonaa Socdaalka Aan Ugu Magacdaray Safarka Nabada Oo Ay Masuuliyiin Iyo Bulsho Badan Ay Bogaadiyeen ”
Halkan Hoose ka dhageyso wareysiga Maxamed Cali AmeericoÂ