C/Salaam Axmed Caato ayaa loo magacaabay Afhayeenka cusub ee xukuumadda federaalka soomaaliya.
Afhayeenka Cusub ayaa badali doon Ridwaan Xaaji C/weli oo dhawaan xilkaasi iska casilay.
Cabdisalaam Axmed Caato ayaa ah wariye rug cadaa ah waxaana uu ka howlgali jiray Tv-ga Universal.