Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta waxa uu kulan xasaasi ah kula qaatay magalada Dhuusamareeb Xubno ka id ah GolIhiisa Wasiirada.
Kulanka ayaa waxa ay uga hadleen xaalada guud ee Galmudug iyo sidii la iskugu diyaarin.lahaa Shirwaynaha Qaran ee dhawaan ka dhici doona Magaalada Dhuusameeb.
Kulanka waxaa Goobjoog ka ahaa Madaxa Xukuumadda Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan.
Kulankaan ayaa waxa uu ku soo aadayaa xilli Maanta Madaxweynaha Galmudug ee dhawaan lagu doortay Magalada Cadaado uu Magacaabay Gole wasiiro Cusub.