Axmed Maxamed Baasto oo dhawaan Xildhibaanada Galmudug qeybta ku sugan Magalada Cadaado ay u doorteen Madaxweynaha Galmudug ayaa Maanta ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada.
Wasiirada uu ku dhawaaqay oo ka kooban 11 Wasiir ayaa waxaa ka dhex muuqda wasiiro ugu Caansan deegaanada Galmudug,kuwaas oo dhowr mar xilal soo qabtay.