Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u magacawday Khadija Almakhzumi Danjiraha Soomaaliya u fadhida Dalka Ciraaq.
Warkan ayaa yimid xili Beryahan ay soo baxayeen Warar sheegayay in la magacabi Doono danjiraha Soomaaliya u fadhin Doonaa Dalka Soomaaliya.