Maamulka Soomaaliland ayaa Jawaab ka bxiiyey War shalay ka soo yeeray Maamulka Puntland ee ahaa in Puntland xilligaan wixii ka dambeeya xalka xiisada ka taagan Gobolak sool uu noqonayo in dagaal la qaado.
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Maamulka Soomaaliland ayaa lagu sheegay,iyada oo laga jawaabayo warka ka soo baxay Puntland in Soomaaliland ay aqbashay waan waantii ay wadeen xubno ka socda Beesha Caalamka balse ay jebiyeen Puntland.
Waxa ay ku eedeeyeen Madaxda ugu sareysa Maamulka puntland ay yihiin kuwo doonaya mudo kordhis maadaama sida ay sheegeen uu waqtigooda dhamaaady.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeed oo dhameystiran.