Ciidamada Kenya ayaa qarxiyey xarunti Hormuud ee Dhuuntoow iyagoo halkaas kun dilay wiil iyo adeekii ilaalo ka ahaa xarunta .
Saraakiil Hormuud ka tirsan ayaa Dalsan u xaqiijiyey in xarunta la qarxiyey aysana ogeyn sababta .
Warar kale ayaa sheegaya in sidoo kale ay dhaawaceen ilaa 4 qof oo deegaanka ka dhawaa.
La soco wixi so kordha