ΓΒ Boliska dalkaasi ayaa sheegay inay ugu yaraan 20 qof geeriyootay, in ka badan 100 kalena ku dhawaacmaan Kaymaha ku gubanaya Bariga dalkaasi, iyadoo ay Dhibanayaashaasi waxyeelladdu qabssatay xilli ay ka baxsanayeeen Ololka Kaymahaasi.
Dabka ayaa la sheegay inuu ka kacay Tuulladda Mati ΓΒ oo 29 KM dhanka Bari kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Athenis, waana Tuullo ay u dalxiis tagaan Dalxiisayaasha Gudaha, dadka daΓ’β¬β’da iyo carruurta.
Afhayeenka Dowladda Giriigga, ΓΒ Dimitris Tzanakopoulos oo saakayto ka hadlay Telefishinka Qaranka waxa uu sheegay inay dhimashadu gaartay 20 qof, halka ay ku dhaawacmeen 88 dad waa weyn ah iyo 16 carruur ah.