Magaalada Hobyo ee Gobalka Mudug Waxaa Maanta Ka Bilaabatay Sahminta Dekeda Hobyo Dhismaheeda kadib markii magaalada ay ka bilaabatay Sahmintii ugu dambeysay ee lagu dhisayo Dakada Hobyo.
Maanta ayaa waxaa Maglada Hobyo ee Gobolka Mudug Maamulka Galmudug laga bilaabey Sahmintii  ugu horreysay ee halka laga dhisi doono Dekada Magalada Hobyo oo heer gabo gabo ah mareysa.
Sahmintaas ayaa waxaa bilaabey Injineero iyo Khubaro kala duwan,kuwaas oo wada qosrihii ugu dambeeyey eek u aadan sahminta halka laga dhisi lahaa dekamada Magalada Hobyo.
Qalab kala duwan ayaa Maanta halkaasi la geeyey iyo Injineero si durbaba ay u bilaabaan dhismaha Dekada,waxan dadalo arrintaasi ku aadan Wada Maamulka Galmudug.