Waxaa shaqa joojin lagu sameeyey taliye ku xigeenadii Ciidanka Nabadsugida iyo sirdoonka Soomaaliya.
War Qoraal ah oo ka soo baxay Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya ayaa waxaa Shaqadii looga joojiyey Sareeyo guuto Cabdala Cabdala Maxamed iyo G/Sare Cabduqaadir Maxamed Nuur(Jaamac)
Shaqa joojinta ayaa waxaa lagu sheegay in ay timid ka dib culeys dhinaca Shqada ah oo soo baxday taas oo ku saabsan weeraradii ugu dambeeyey ee ka dhacay Magalada Muqdisho.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada xilka qaadista Taliye kuxigeenada Nabadsugida.