Dacwad-oogayaasha dalkaasi ayaa soo saaray Amar Calaami ah oo lagu soo qabanayo Taliyihii Sirdoonka ee Ciiddanka Cirka ee dalka Syria, Jamiil Xasan.
Wargeyska Der Spiegel ayaa shalay qoray in Taliyahaasi loo haysto Dembiyo Dagaal iyo Xadgudubyo ka dhan ah Aadanaha.