Magalada Baydhabo waxaa ka socda shirka Golaha Amniga Qaranka oo uu Maanta furay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,waxana ka qeyb galaya madaxda dowladda iyo kuwa Maamul goboleedyada.
Shirkaan oo Saddexdii bilaadba mar la qabto ayaa waxaa inta badan ka qeybgalay madaxda dowladda kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir,waxana markii ugu horreysay ka qeyb galay madaxda Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan.
Madaxa Xukuumadda Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ka dwuan Maamulada kale,waxana uu u atagan yahay Magaca Ra’iisul Wasaaraha Galmudug,kadib isku-dhafkii Maamulkii Ahlusunna iyo Galmudug.