Madaxweyne Donald Trump ayaa mar kale tilmaamay inuu la kulmi doono Hoggaamiyaha dalak Waqooyiga Kuurya.
Waxa uu sheegay inuu Kulankaasi ka dhici doono dalka Singapore.
Hadalkaasi ayuu jeediyey, kadib, markii kulan saacado badan qaatay la yeeshay Ergay Sare oo ka socday Waqooyiga Kuurya oo maalmahan booqanayey Maraykanka.
Ergayga oo lagu magacaabo KIM YONG CHOL waxa u u Madaxweyen Trumo u gudbiyey Qoraal uu uga waday Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un