Eedeysanaha oo lagu magacaabo TARAFIS REYNKING ayaa la sheegay inuu baxsaday, kadib, markii uu toogasho ku dilay 5 qof oo ku sugnayd Baarka Waffle House oo ku ysalla magaalladda NASHVILLE ee Gobalka TENNESSEE.
Ciiddamo isugu jira Boliska iyo kuwa Hay’adda FBI-da ayaa bilaabay Hawlgal ay ku baadi-goobayaan Eedeysanaha oo la sheegay isagoo qaawan inuu ka baxsaday Shaqaalaha Baarkaasi oo iyaga horey u qabtay.
Eedeysanahaasi oo 29-jir ah waxaa sannadkii hore lagu xiray, isagoo ku sugna meel ku dhow Aqalka Cad ee magaalladda Washington.
Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay sheegtay inay ka sameeyeen howlgallo culus oo lagu beegsaday Daacish,...