Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay in dadkaasi lagu dilay Jaamacadda OSMAANGAZIÂ oo ku taalla Gobalka ESKISETUR ee K/galbeed ee dalkaasi.=
Ninka dilka geystay oo ahaa Cilmi-baare ka tirsan Jaamacadda ayaa la sheegay inuu toogtay Macalliminn ku sugnaa Kulliyadda Waxbarashadda ee Jamacadaasi, mana kala cadda sababaha uu dilka u geystay.
Eedeysanaha waxa uu ugu dambayntii isku soo dhiibay Boliska, waxaana loo gudbiyey Xabsiga.