HomeWararWasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo iscasilay – maxay tahay sababta?

Wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo iscasilay – maxay tahay sababta?

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo iscasilay – maxay tahay sababta?

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiiru-dowlihii Shaqada & Arrimaha Bulshada, Xildhibaan Caynaanshe Yuusuf Xuseen, iyo Wasiiru-dowlaha Baatroolka & Macdanta, Xildhibaan Ismaaciil Shire Buraale, ayaa ku dhawaaqay inay iska casileen xilalkoodii xalay.

Labadan mas’uul oo ka soo jeeda Puntland ayaa sheegay in sababta ay isku casileen ay la xiriirto diidmada wax ka baddelka dastuurka dalka, iyagoo ku dooday in isbeddellada lagu sameynayo uusan marin wadatashi ballaaran iyo habraac sharci oo dhameystiran.

- Advertisement -

Wax ka baddelka dastuurka ayaa muddooyinkii dambe ka taagnaa khilaaf xooggan oo kala qeybiyay xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Qaar ka mid ah mudanayaasha ayaa taageersan isbeddellada, halka kuwo kalena ay ku doodayaan in aan la raacin nidaamkii iyo wada-tashigii loo baahnaa.

Iscasilaadda wasiirradan ayaa la rumeysan yahay inay sii muujineyso kala aragti duwanaanta siyaasadeed ee ka taagan arrimaha dastuurka, taas oo saameyn ku yeelan karta wada shaqeynta hay’adaha dowladda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts