HomeWararSomaliland oo si rasmi ah u beenisay joogitaanka ciidan shisheeye ee Awdal

Somaliland oo si rasmi ah u beenisay joogitaanka ciidan shisheeye ee Awdal

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Somaliland oo si rasmi ah u beenisay joogitaanka ciidan shisheeye ee Awdal

- Advertisement -
- Advertisement -

Xukuumadda Somaliland ayaa si cad u beenisay war ay baahisay warbaahinta Al Arabiya, kaas oo lagu sheegay in ciidamo shisheeye ay ku sugan yihiin magaalada Saylac ee gobolka Awdal.

War-saxaafadeed rasmi ah oo ay soo saartay Somaliland ayaa lagu xaqiijiyay in aysan jirin wax ciidan shisheeye ah oo ku sugan gobollada Awdal iyo Salal, iyadoo la caddeeyay in ciidanka keliya ee ka jooga deegaannadaasi ay yihiin Ciidamada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland.

- Advertisement -

“Ma jiraan wax ciidan shisheeye ah oo ku sugan gobollada Awdal iyo Salal, mana jiraan wax ciidan ah oo halkaas jooga marka laga reebo Ciidamada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Somaliland ayaa warbaahinta caalamka ugu baaqday in ay hubiyaan saxnaanta xogtooda ka hor inta aysan baahin warar ay ku tilmaantay kuwo khaldan oo marin-habaabin ku ah amniga iyo xasilloonida dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts