HomeWararDFS oo War Rasmi ah ka Soo Saartay Dagaalka ka Dhacay Shabeellada...

DFS oo War Rasmi ah ka Soo Saartay Dagaalka ka Dhacay Shabeellada Dhexe

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Sidoo kale, dowladda ayaa xaqiijisay

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay dagaal culus oo maanta ka dhacay deegaanka Jabad-Godane ee gobolka Shabeellada Dhexe, kaas oo u dhexeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab.

Warsaxaafadeedka dowladda ayaa lagu sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka ay si buuxda u fashiliyeen weerar ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Jabad-Godane, isla markaana ciidamadu ay haatan si buuxda gacanta ugu hayaan deegaanka, kaddib markii kooxdaasi loo geystay jab xooggan iyo khasaare badan.

- Advertisement -

Sidoo kale, dowladda ayaa xaqiijisay in hawlgal ballaaran oo sifeyn iyo sugid amni ah uu ka socdo deegaanka, si loo ciribtirro haraadiga maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya goobaha qaar, loogana hortago isku day kasta oo ay dib ugu abaabulan karaan ama ay ku carqaladeynayaan nabadda shacabka.

Ugu dambeyn, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa mar kale adkeeyay go’aankooda ku aaddan sii wadista dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyagoo carrabka ku adkeeyay in ujeeddadoodu tahay sugidda amniga guud, difaaca shacabka Soomaaliyeed iyo xoreynta deegaannada ay Khawaarijtu ku sugan yihiin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts