HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay mas’uuliyiinta Gobollada Waqooyi

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay mas’uuliyiinta Gobollada Waqooyi

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku guda jira wada-tashiyo qaran oo lagu xoojinayo ilaalinta

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku guda jira wada-tashiyo qaran oo lagu xoojinayo ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida dalka, ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiinta hay’adaha fulinta iyo sharci-dejinta ee ku matala Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya.

Kulanka ayaa Madaxweynaha looga dhageysiiyay talooyin iyo aragtiyo wax ku ool ah oo ku saabsan hannaanka ugu habboon ee loo wajahayo ka hortagga faragelinta shisheeye iyo adkeynta midnimada dalka. Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiinta ku boorriyay in ay si firfircoon u qaataan doorkooda ku aaddan difaaca qarannimada iyo xoojinta wadajirka ummadda Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Dhankooda, mas’uuliyiinta Xukuumadda iyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matala Gobollada Waqooyi ayaa Madaxweynaha ku bogaadiyay dadaalka xooggan ee uu ku bixinayo ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka, iyaga oo ballan qaaday in ay kaalin muuqata ka qaadan doonaan ololaha qaran ee looga hortagayo kala-qaybsanaanta dalka.

Latest stories