HomeWararTurkiga, Masar iyo Jabuuti oo si adag uga horyimid aqoonsiga Somaliland ee...

Turkiga, Masar iyo Jabuuti oo si adag uga horyimid aqoonsiga Somaliland ee Israa’iil

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Dowladaha Turkiga, Masar iyo Jabuuti ayaa noqday

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladaha Turkiga, Masar iyo Jabuuti ayaa noqday dalalkii ugu horreeyay ee si cad uga soo horjeesta go’aanka ay Israa’iil ku sheegtay inay ku aqoonsatay Somaliland, kaddib wadahadallo khadka taleefoonka ah oo ay la yeesheen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

Saddexdan dal ayaa muujiyay mowqif mideysan oo ay ku taageerayaan madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo caddeeyay in aysan aqbali karin tallaabo kasta oo wax u dhimaysa qaranimada Soomaaliya.

- Advertisement -

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalkan ayaa ku tilmaamay aqoonsiga Somaliland mid khatar amni ku ah gobolka iyo caalamkaba, inkastoo aysan si faahfaahsan u sheegin qodobbada sharci ama siyaasadeed ee ay u cuskadeen diidmadaasi.

Dhanka kale, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa billowday olole diblomaasiyadeed oo xooggan, kaas oo ay ku doonayso inay kaga hortagto aqoonsiga ay Israa’iil ku sheegtay Somaliland, iyadoo la filayo in Muqdisho ay la xiriirto dalal iyo hay’ado caalami ah si ay u muujiso mowqifkeeda ku aaddan arrintan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts