HomeWararBooliska Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigay askari ka tirsan Ciidanka DFS

Booliska Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigay askari ka tirsan Ciidanka DFS

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Dharkenley, ayaa gacanta ku dhigay askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaddib markii lagu eedeeyay fal khal-khal gelin amni ah.

Sida lagu sheegay war kasoo baxay Booliska, eedeysanaha oo lagu magacaabo D/le Xuseen Idow Cabdullaahi ayaa lagu qabtay isagoo rasaas ka dhex furay goob ay ku sugnaayeen dad shacab ah, arrintaas oo halis gelisay amniga iyo badbaadada dadka goobta ku sugnaa.

- Advertisement -

Booliska ayaa sheegay in eedeysanaha haatan ku jiro gacantooda, isla markaana loo gudbin doono maxkamadda ku shaqada leh si sharciga loo mariyo.

Qoraalka Booliska ayaa sidoo kale digniin loogu diray dhammaan Ciidamada Qalabka Sida, iyagoo faray in ay ku ekaadaan goobahooda shaqo inta ay socoto doorashada, si loo ilaaliyo amniga guud.

Dhanka kale, Booliska Soomaaliya ayaa maalmo ka hor soo xiray 11 askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay hub sharci-darro ah ku dhex wateen magaalada Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts