HomeWararWasiirka Gaashaandhigga Jabuuti oo Muqdisho soo gaaray

Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti oo Muqdisho soo gaaray

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga

- Advertisement -

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde si rasmi ah ugu soo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Xasan Cumar Maxamed.

Wasiirka Difaaca Jabuuti ayaa u yimid Muqdisho ka-qeybgalka shirka caadiga ah ee 35-aad ee Golaha Wasiirrada Difaaca iyo Amniga ee Ciidanka Difaaca Bariga Afrika (EASF), kaas oo Soomaaliya ay martigelinayso.

- Advertisement -

Shirkan muhiimka ah ayaa isu keenaya hoggaanka difaaca ee dalalka Bariga Afrika, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta iskaashiga amniga, ka-wada shaqeynta caqabadaha amni ee gobolka, iyo horumarinta istiraatiijiyadda wadajirka ah ee difaaca.

Kulanka wasiirrada ayaa imaanaya kadib gabagabada shirar farsamo oo toddobaadkan ka dhacay Muqdisho, kuwaas oo ay ka qeyb galeen khubaro dhinaca amniga ah iyo taliyeyaasha ciidamada, si loo diyaariyo ajandaha iyo qodobada mudnaanta leh ee shirka.

Latest stories