HomeCaalamkaQaraxyo Lagu Weeraray Maraakiib Ruushka Leeyahay oo Marayay Xeebaha Turkiga

Qaraxyo Lagu Weeraray Maraakiib Ruushka Leeyahay oo Marayay Xeebaha Turkiga

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Hay’adaha badda ee Turkiga ayaa sheegay

- Advertisement -

Hay’adaha badda ee Turkiga ayaa sheegay in qaraxyo ay haleeleen laba markab oo saliid sida, kuwaas oo ku sii jeeday Ruushka, taasoo sababtay dab ka kacay. Mid ka mid ah maraakiibta ayaa marayay waqooyiga Bosphorus markii qaraxu dhacay, halka kan labaad uu ku safrayay bariga Badda Madow.

Wararka hordhaca ah ayaa muujinaya in weerarku uu ka iman karo diyaarado aan duuliye lahayn (drone), iyadoo labada markabba ay ku jiraan liiska cunaqabataynta tan iyo duullaankii Ruushka ee Ukraine sanadkii 2022.

- Advertisement -

Shaqaalaha labada markab ayaa la badbaadiyay, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiinta Turkiga.

Warar kale ayaa tilmaamaya in mid ka mid ah maraakiibta weli dab ka holcayo, iyadoo dowladda Turkiga ay gurmad u dirtay goobaha ay wax ka dhaceen.

Latest stories