HomeWararMuungaab oo wajahaya eedo cusub gudaha JSP

Muungaab oo wajahaya eedo cusub gudaha JSP

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Muungaab ayaa wajahaya eedo culus oo uga imaanaya xubno sare oo ka tirsan Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP), kadib markii ay xubno xisbiga ah ku kala qeybsameen cidda rasmi ahaan u mataleysa xisbiga tartanka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Fadeexad culus ayaa ka dhalatay arrintaas, iyadoo la sheegay in xubno xisbiga ka tirsan ay qaateen lacago isla […]

- Advertisement -

Muungaab ayaa wajahaya eedo culus oo uga imaanaya xubno sare oo ka tirsan Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP), kadib markii ay xubno xisbiga ah ku kala qeybsameen cidda rasmi ahaan u mataleysa xisbiga tartanka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Fadeexad culus ayaa ka dhalatay arrintaas, iyadoo la sheegay in xubno xisbiga ka tirsan ay qaateen lacago isla markaana ay gaareen go’aan hal dhinac ah oo ah in Muungaab matalo xisbiga tartanka gobolka Banaadir. Arrintan ayaa si kulul u sii xoogeysaneysa, iyadoo ay dhalisay muran iyo dhaliilo gudaha xisbiga ah.

- Advertisement -

Dooda ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay aheyd mid kicisay taageerayaasha xisbiga JSP, iyadoo ay ku saabsaneyd xaaladda jahawareerka iyo kala aragti duwanaanta hareysay xisbiga.

Latest stories