HomeWararMucaaradka oo War-murtiyeed Kasoo Saartay Kulankii Xalay

Mucaaradka oo War-murtiyeed Kasoo Saartay Kulankii Xalay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Madasha Samatabixinta Qaranka, xildhibaanno mucaarad ah, haween, aqoonyahanno, qurbo-joog, ururada bulshada, dhalinyaro, ganacsato iyo dadkii barakaca ku qasbanaa. Kulanka kadib, waxaa la soo saaray war-murtiyeed ay ku xuseen qodobo dhowr ah oo ay kamid yihiin: Jabinta dastuurka dalka. Dib u dhaca doorashooyinka dowlad-goboleedyada. […]

- Advertisement -

Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Madasha Samatabixinta Qaranka, xildhibaanno mucaarad ah, haween, aqoonyahanno, qurbo-joog, ururada bulshada, dhalinyaro, ganacsato iyo dadkii barakaca ku qasbanaa.

Kulanka kadib, waxaa la soo saaray war-murtiyeed ay ku xuseen qodobo dhowr ah oo ay kamid yihiin:

- Advertisement -
  • Jabinta dastuurka dalka.

  • Dib u dhaca doorashooyinka dowlad-goboleedyada.

  • Barakicinta shacabka Muqdisho.

    - Advertisement -

Mucaaradka ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu ka masuul yahay dhul-boobka ka socda caasimadda. Sidoo kale waxay sheegeen in muddo xileedka madaxda qaar ka mid ah dowlad-goboleedyadu uu dhammaaday, iyagoo soo jeediyay in si degdeg ah loo qabto doorashooyin cusub.

Latest stories