HomeWararAskari Ka Tirsan DFS oo Ku Dilay Darawal Dagmadda Kaaraan

Askari Ka Tirsan DFS oo Ku Dilay Darawal Dagmadda Kaaraan

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa lagu dilay Carab Cali, darawal ka shaqeyn jiray gaari nooca Leyla Calaawi, kadib markii uu muran ka dhashay lacag askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ka dalbanayay wiilka marxuumka ah. Gaariga uu waday Carab Cali ayaa si joogto ah isaga kala goosha Muqdisho iyo gobollada dhexe ee dalka, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa lagu dilay Carab Cali, darawal ka shaqeyn jiray gaari nooca Leyla Calaawi, kadib markii uu muran ka dhashay lacag askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ka dalbanayay wiilka marxuumka ah.

Gaariga uu waday Carab Cali ayaa si joogto ah isaga kala goosha Muqdisho iyo gobollada dhexe ee dalka, sida uu sheegay adeerkiis. Askari dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday, waxaana hadda socda howlgallo lagu raadinayo si gacanta loogu soo dhigo. Ciidamo ka tirsan ammaanka degmada Kaaraan ayaa gaaray goobta dilku ka dhacay.

- Advertisement -

Arrintan ayaa iftiiminaysa cabashooyinka joogtada ah ee darawallada iyo dadka isticmaala gawaarida isku xira Muqdisho iyo gobollada kale ka qabaan askarta ku labisan dareeska dowladda, kuwaas oo marar badan lagu eedeeyay iney lacago sharci darro ah ka qaadaan darawallada, isla markaana ku kacaan dhibaatooyin ay ka mid yihiin jirdil iyo xitaa toogasho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts