HomeWararPuntland oo Ku Dhawaaqday Musharrixnimada Madaxweyne Saciid Deni

Puntland oo Ku Dhawaaqday Musharrixnimada Madaxweyne Saciid Deni

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Puntland, Caydiid Dirir, ayaa sheegay in dalka u baahan yahay hoggaan dhab ah oo la hubo waxqabadkiisa, isagoo tilmaamay in aanay jirin cid kale oo samatabixin karta dawladnimada Soomaaliyeed marka […]

- Advertisement -

Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Caydiid Dirir, ayaa sheegay in dalka u baahan yahay hoggaan dhab ah oo la hubo waxqabadkiisa, isagoo tilmaamay in aanay jirin cid kale oo samatabixin karta dawladnimada Soomaaliyeed marka laga reebo Madaxweyne Saciid Deni.

“Puntland waxay u diyaarsan tahay samatabixinta dawladnimada Soomaaliyeed, sidii ay horay ugu samatabixisay xilligii Madaxweyne hore, Cabdullaahi Yuusuf. Mar kale, Madaxweynaha Puntland, Saciid Deni, wuxuu samatabixin doonaa dawladnimada Soomaaliyeed. Xilligan ma jiro hoggaamiye kale oo waxqabadkiisa la hubo,” ayuu ku yiri Wasiirku qoraal uu soo dhigay bartiisa bulshada.

- Advertisement -

Sidoo kale, Wasiirka ayaa hadalkiisa ku daray:

“Dabki baxayaa dab lagu qabsadaa. Dowladda Puntland, gacana difaaca, gacana horumarka, waxay diyaar u tahay samatabixinta dawladnimada Soomaaliyeed.”

Latest stories