HomeWararMaxay ka wada hadleen MW Xasan Sheekh iyo RW Abiy Axmed?

Maxay ka wada hadleen MW Xasan Sheekh iyo RW Abiy Axmed?

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Maalin kadib markii Itoobiya si rasmi ah xarigga uga jartay biyo-xireenka ugu weyn Afrika ee koronto laga dhaliyo, Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa faahfaahin ka bixiyay kulammo uu la yeeshay hoggaamiyeyaal dhowr ah. Qoraal uu ku baahiyay bartiisa bulshada, Abiy Axmed ayaa sheegay inuu kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, […]

- Advertisement -

Maalin kadib markii Itoobiya si rasmi ah xarigga uga jartay biyo-xireenka ugu weyn Afrika ee koronto laga dhaliyo, Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa faahfaahin ka bixiyay kulammo uu la yeeshay hoggaamiyeyaal dhowr ah.

Qoraal uu ku baahiyay bartiisa bulshada, Abiy Axmed ayaa sheegay inuu kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo xusay in labada dhinac ay diiradda saareen danaha guud ee gobolka.

- Advertisement -

“Waxaan mar kale xaqiijinnay sida ay nooga go’an tahay kobcinta xasilloonida, amniga, iyo horumarka gobolka oo dhan,” ayuu yiri Abiy Axmed.

Latest stories