HomeCaalamkaZelensky: Ukraine Ma Ogolaanayso Tanaasul Dhuleed Si Xabbad-joojin Loogu Helo

Zelensky: Ukraine Ma Ogolaanayso Tanaasul Dhuleed Si Xabbad-joojin Loogu Helo

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa si cad u diiday soo jeedin ka timid Ruushka oo ku saabsan in Ukraine ay ka tanaasusho gobolka Donbas si loogu beddelo xabbad-joojin. Zelensky wuxuu sheegay in tanaasul noocaas ah uu furi karo albaab cusub oo u sahla Ruushka weerarro dheeraad ah mustaqbalka.

Hadalka Zelensky ayaa yimid iyadoo la filayo in Jimcaha uu kulmi doono Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, iyo dhiggiisa Ruushka, Vladimir Putin, kulan ka dhici doona gobolka Alaska.

Trump ayaa horay u sheegay in heshiis kasta oo nabadeed uu suurtagal u yahay “isku beddelasho dhuleed”, iyadoo la rumeysan yahay in Putin uu dalbanayo in Kyiv ay ka tanaasusho Donbas – gobolka uu Ruushka weli gacanta ku hayo.

Dhanka kale, ciidamada Ruushka ayaa sii wadaya weerarro xooggan, iyaga oo si lama filaan ah ugu sii siqaya magaalada bariga Ukraine ku taalla ee Dobropillia. Wararka ayaa tilmaamaya horumar ay ka sameeyeen gudaha qaar ka mid ah goobaha dagaalka.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories