HomeWararNISA oo Howlgal Qorsheysan ku Dishay Horjoogayaal ka Tirsan Al-Shabaab Gobolka Hiiraan

NISA oo Howlgal Qorsheysan ku Dishay Horjoogayaal ka Tirsan Al-Shabaab Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo gacan ka helaya saaxiibada caalamka, ayaa habeenkii xalay fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan. Howlgalkaas ayaa si gaar ah loogu beegsaday guri ay ku kulmayeen horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo lagu tuhunsanaa inay ku howlanaayeen abaabulka falal khatar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo gacan ka helaya saaxiibada caalamka, ayaa habeenkii xalay fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan.

Howlgalkaas ayaa si gaar ah loogu beegsaday guri ay ku kulmayeen horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo lagu tuhunsanaa inay ku howlanaayeen abaabulka falal khatar ku ah amniga shacabka deegaankaas.

- Advertisement -

Sida lagu sheegay war kasoo baxay NISA, howlgalka ayaa lagu dilay siddeed xubnood oo isugu jiray horjoogayaal iyo dagaalyahanno ka tirsan kooxda. Taliska NISA ma shaacin magacyada ama sawirrada xubnaha la dilay, balse waxay sheegeen in bartilmaameedka la beegsaday uu ahaa mid muhiim ah.

Hay’adda NISA ayaa sidoo kale sheegtay in ay sii kordhin doonto howlgalada la beegsanayo meelaha ay ku dhuumaaleysanayaan xubnaha Al-Shabaab, si loo xaqiijiyo amniga shacabka Soomaaliyeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts