HomeWararCiidamo Gaar Ah oo Loo Diyaariyay Xoreynta Aadan Yabaal oo Lagu Soo...

Ciidamo Gaar Ah oo Loo Diyaariyay Xoreynta Aadan Yabaal oo Lagu Soo Bandhigay Garasweyne

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diyaarisay cutubyo militari oo si gaar ah u tababaran, kuwaas oo loo qorsheeyay inay ka qeyb qaataan howlgal ballaaran oo lagu xoreynayo deegaannada ay Al-Shabaab wali kaga sugan yihiin gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan degmada istiraatiijiga ah ee Aadan Yabaal.

Ciidamadan oo lagu soo bandhigay deegaanka Garasweyne, ayaa lagu sifeeyay kuwo leh qalab casri ah oo ku habboon hawlgallada culus ee la xiriira sugidda amniga iyo dib-u-hanashada degmooyinka muhiimka ah ee dowladda.

- Advertisement -

Saraakiisha hoggaamineysa ayaa sheegay in abaabulkaan uu qeyb ka yahay wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, ujeeddaduna tahay in laga xoreeyo dhammaan deegaannada ay wali kaga sugan yihiin bartamaha dalka.

Howlgalka oo la filayo in uu bilaabmo maalmaha soo socda, ayaa ah mid isku dhaf ah oo ay ka qeyb galayaan ciidamada xoogga dalka, booliiska iyo ciidamo deegaanka ah.

Degmada Aadan Yabaal, oo hadda ay maamulaan Al-Shabaab, ayaa u muuqata bartilmaameedka ugu horreeya ee hawlgalka cusub.

Latest stories